Videos
Dood Cilmiyeed Ku Saabsan guurka.
<iframe width="560" height="315" src="https://www.youtube.com/embed/u25riF2lp4g?si=ZWagcBbTjmjVEnDV" title="YouTube video player" frameborder="0" allow="accelerometer; autoplay; clipboard-write; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture; web-share" referrerpolicy="strict-origin-when-cross-origin" allowfullscreen></iframe>
Dood ku saabsan guurka iyo arimihiisa oo ay soo qabanqaabisey maxkmada sare ee shareecada Islaamka DDS
Maxkamada sare ee Shareecada Islaamka DDS ayaa dhawaan qabatey dood cilmiyeed ku saabsan guurka iyo arimihiisa waxaana ka soo qayb galey qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan caasimada DDS ee Jigjiga, waana qayb ka mid ah barnaamijyada wacyi galinta ee ay sameyso maxkamadu xiliyo kala duwan, hoos ka daawo muuqaalkaas:
https://youtu.be/u25riF2lp4g?si=kNb3gf9Xv4tePjFt
Shirka guud ee Maxkamada Shareecada Islaamka DDS
