Xafiiska Arimaha Haweenka iyo Caruurta Deegaanka iyo hay'adda Save the Children ayaa soo agaasintay kulan lagaga hadlayay cidhibtirka gudniinka fircooniga.
Waxaa si remi ah hawada usoo galay websetkii Maxkamada Guud ee shareecada DDS. Kaas oo hada wixii ka danbeeya ay macamiishu kala socon doonaan dhaq-Dhaqaaqa Gal dacwadeeyada cabshooyinkana