Shir ku saabsan Waci galinta qoyska oo lagu qabtey Maxkmada guud ee Shareecada

Shirkan oo uu soo agaasimay maxkamada Guud ee shareecada DDS ayaa ahaa mid lagu eegayay dhibaatooyinka qoyska iyo sidii loo xalin lahaa maadaamoo ay maamulada xafadaha ay yihiin kuwa ugu horeeya ee ay soo gaadhaan kiisaska
dhibaatooyinka iyo burburka qoyska keena.
Ugu dambayn waxaa la isku racay in ay maamulada xaafadahu ay badiyaan wacyigalinta qoyska si looga hortago butburka qoyska iyo in la xoojiyo wada shaqaynta maxakamada shareecada iyo maamulada 20ka xaafadoodShir