Shir lagu soo gabagabeeyey hawlihii Maxkmada guud ee shareecada oo maanta lagu qabtey xarunta maxkamada

Waxaana lagu soo bandhigay Guulihii lagaadhay & Caqabadihii lala kulmay saanadkii la soo dhaafey
Gudoomiyaha maxkamada Guud ee shareecada DDS Sh.Axmed Maxamed Aadan ayaa ku dhawaaqay fasaxii garsoorka ee Xagaaga,wuxuuna intaas sii raaciyay Fadhiyada siishaqaynlahaa mudadaas fasaxa lagu jiro
Waxaa xusid mudan garsoorayaasha fasaxa galay in lagu dhiirigalayay inay bulshada wacyigalin siyaan goobkasta ooy ku sugan yihiin