Tababarka qaadiyada Cusub

 

Tababarka Qaadiyada Cusub

Kulan lagaga talo bixinayay qabyo qoraalka bayaanka Aas-Aaska iyo Aqoonsiga Maxkamadaha

Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar, ayaa afur-sharafeed ku maamuusay masuuliyiinta Maxkamadda Guud Ee Shareecada DDS

.

fariinta Arrimaha Qoyska

Gudomiye ku xigeenka Maxkamadda Guud Ee Shareecada Sh. Shaafici Saiyd Ayaa Diray Fariin ku aadan arimaha qoyska waxaa uuna ka hadlay dulmiga lagu hayo gabdhaha iyo dhibaatooyika haysta bulshadena oo ay ugu horayso burburka qoyska iyo Xalinta khilafaadka guryaha