Ciid Munarik Dhamaan Bulshada Muslimiinta Gaar ahaan Shacabka Soomaliyeed waxaan ugu Tahniyadaynayaa Farxada Ciidul Fidriga
Maxkamadda Guud ee Shareecada DDS, fadhi ay yeelatay galabta oo Arbaca ah, kuna taariikhaysan 29/09/1447, una fadhisatay raadinta iyo xaqiijinta bisha Shawaal,
aabayaasha sharfta leh aynu ka qayb qaadanno hawlaha guriga, hooyada ka fududeyno culayska, isla markaana muujinno jacayl iyo qadarin dhab ah.
Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar, ayaa afur-sharafeed ku maamuusay masuuliyiinta Maxkamadda Guud Ee Shareecada DDS kuwa Golaha Sare ee Arrimaha Islaamka iyo culimada Deeganka kuwooda ugu waa wayn afurkaas oo lagu qabtay xarunta Madaxtooyada DDS.
“Caddaaladdu Waa Nabadda Bulshada”
Fariinta Tahniyada Bisha Barakaysan ee Ramadaan ee Gudomiyaha Maxkamadda Guud Ee Shareecada DDS Sh Ahmed Haadi
Dhismaha Maxkamadda Sare ee Shareecada Gobolka Qorexay wuxuu noqday astaan muuqata oo ka tarjumaysa isbeddelka iyo horumarka ballaaran
Lorem Ipsum is simply dummy text of the printing and typesetting industry.
Facebook