17
Feb
2026
Fariinta Tahniyada Bisha Barakaysan ee Ramadaan ee Gudomiyaha Maxkamadda Guud Ee Shareecada DDS Sh Ahmed Haadi
Ramadaan Kareem Dhamaan muslimiinta dunida, kuwa dalka iyo kuwa Deegaanka Soomaalida. Bisha barakaysan ee Ramadaan aan uga faaiideeysano cibaadada oo aan joog tayno, cafiska oo aan ku dalaadno, iyo caawinana inta baahan ee inaga midka ah.
Markale waxaan ilahay waydiisanaynaa in Bishaan barakaysan ee Khayrka badan ina waa fajiyo Habeenka Khayrka badan ee ku jira ee laylatul qadriga Dhamaanteen ilahay caafimaad iyo cibaado suuban ha inoogu dhameeyo
RAMADAAN MUBARIK