19
Mar
2026
Fariinta Tahniyada Ciidul fidraga Ee Gudoomiyaha Maxkamadda guud Ee Shareecada DDS Sh. Ahmed Haadi
Ciid Munarik Dhamaan Bulshada Muslimiinta Gaar ahaan Shacabka Soomaliyeed waxaan ugu Tahniyadaynayaa Farxada Ciidul Fidriga ilahay Ha inaga Aqbalo Acmaashii wanagsanayd ee aan soo samaynay Nabad iyo Caano ku ciida Hana la isu naxariisto oo dadka danyarta ahna hala caawiyo
Eid Mubaarik