Gudoomiyaha Maxkamada sare ee shareecada oo kormeer ku tagey maxkamada gobolka Nogob

Gudoomiyaha Maxmakamada sare ee shareecada  Sh. Axmed Haadi Iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa koreer ay ugu kuur galayaan hawlaha maxkamada Iyo tabashooyinka ay qabaan dadweyanaha ku dhaqan gobolka Nogob ku tagey halkaas,  waxaanu kula kulmey hawlwadeena maxkamada ee gobolka, sidoo kale waxa uu kulamo la yeeshey dadweyanaha ay uga wax waramaan sida ay shaqada maxmakada gobolku u socoto.