Maalmaha ciidda ka hor iyo maalinka ciidda

Maalmahan ciid ka horeeya iyo maalinka ciidda, aabayaasha sharfta leh aynu ka qayb qaadanno hawlaha guriga, hooyada ka fududeyno culayska, isla markaana muujinno jacayl iyo qadarin dhab ah. Caawinta hooyadu ma aha oo kaliya akhlaaq wanaagsan, waa cibaado ajar leh.
يدًا بيد نحو عيدٍ سعيد 🌙
Shafici Sayid Lumaan
Guddoomiye Ku-xigeenka Maxkamadda Guud ee Shareecada DDS