06
Mar
2026
Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar, ayaa afur-sharafeed ku maamuusay masuuliyiinta Maxkamadda Guud Ee Shareecada DDS kuwa Golaha Sare ee Arrimaha Islaamka iyo culimada Deeganka kuwooda ugu waa wayn afurkaas oo lagu qabtay xarunta Madaxtooyada DDS.