Shir Wacyigalinta Qoyska iyo Arrimaha Bulshada ayaa looqabtay Gudoomiyayaasha iyo Madaxa Arrimaha Bulshada ee 20ka Xaafadood ee MMJ

Shirkan oo uu soo agaasimay maxkamada Guud ee shareecada  DDS ayaa ahaa mid lagu eegayay dhibaatooyinka qoyska iyo sidii loo xalin lahaa maadaamoo ay maamulada xafadaha ay yihiin kuwa ugu horeeya ee ay soo gaadhaan kiisaska 
dhibaatooyinka iyo burburka qoyska keena.
Ugu dambayn waxaa la isku racay in ay maamulada xaafadahu ay badiyaan wacyigalinta qoyska si looga hortago butburka qoyska iyo in la xoojiyo wada shaqaynta maxakamada shareecada iyo maamulada 20ka xaafadood