13
Jul
2024
Maanta oo ay taariikhdu tahay 5 sane 2016 T.I ayaa waxaa Hoolka shirarka maxkamada Guud ee shareecada DDS ka qabsoomay, Shir lagu soo gunaanadayay qaab usocodka shaqada sanadkii lasoo dhaafay ee 2016TI.
Waxaana lagu soo bandhigay Guulihii lagaadhay & Caqabadihii lala kulmay
Gudoomiyaha maxkamada Guud ee shareecada DDS Sh.Axmed Maxamed Aadan ayaa ku dhawaaqay fasaxii garsoorka ee Xagaaga,wuxuuna intaas sii raaciyay Fadhiyada siishaqaynlahaa mudadaas fasaxa lagu jiro
Waxaa xusid mudan garsoorayaasha fasaxa galay in lagu dhiirigalayay inay bulshada wacyigalin siyaan goobkasta ooy ku sugan yihiin.