website-ka maxkamada guud ee shareecada

Waxaa si remi ah hawada usoo galay websetkii Maxkamada Guud ee shareecada DDS. Kaas oo hada wixii ka danbeeya ay macamiishu kala socon doonaan dhaq-Dhaqaaqa Gal dacwadeeyada cabshooyinkana kubsoo gudbin karaan .
. Fadlan .Halkan hoose booqo https://srs-shsc.gov.et/