15
Dec
2024
Kulanka oo ay kasoo qeybgaleen culima'udiinka Deegaanka, masuuliyiinta hay'adda Save the Children, madax xafiiseedada xafiisyada arimaha haweenka iyo caruurta ee 13 degmo iyo xafiisyada bahwadaagta ah ayaa lagu gorfayn doonaa doorka ay culima'udiinka Deegaanku ku leeyihiin kahortagga gudniinka fircooniga iyo sidii bayaan looga soo saari lahaa cidhibtirkiisa.