Xuska maalinta midnimada DDS

Gudomiyaha Maxkamada Guud Ee Shareecada DDS Sh Ahmed Maxamed Aaden ( SH Ahmed Haadi ) ayaa waxaa uu bulshada lawadaagaya Hambalyada Maalinta Midnimada DDS
Waxaa uuna bulshada ugu baaqayaa in laga shaqeeyo midnimada iyo wada jirka shacabka deegaanka soomalida waxaynu ubaahanahy in lagu fara adaygo midnimada amniga aynu haysano
Ugu dambayntii Waxaan dhambaal Farxadeed udiraya Dhamaan shacabka Sharafta leh ee Dawlada Deegaanka Soomalida oo aan leeyahay wuxuu ilahay inagu simay malintan wayn ee midnimada DDS farxad caafimaad iyo midnimo ku xusa Insha Allah